1/24
Dhaweeye Darawal screenshot 0
Dhaweeye Darawal screenshot 1
Dhaweeye Darawal screenshot 2
Dhaweeye Darawal screenshot 3
Dhaweeye Darawal screenshot 4
Dhaweeye Darawal screenshot 5
Dhaweeye Darawal screenshot 6
Dhaweeye Darawal screenshot 7
Dhaweeye Darawal screenshot 8
Dhaweeye Darawal screenshot 9
Dhaweeye Darawal screenshot 10
Dhaweeye Darawal screenshot 11
Dhaweeye Darawal screenshot 12
Dhaweeye Darawal screenshot 13
Dhaweeye Darawal screenshot 14
Dhaweeye Darawal screenshot 15
Dhaweeye Darawal screenshot 16
Dhaweeye Darawal screenshot 17
Dhaweeye Darawal screenshot 18
Dhaweeye Darawal screenshot 19
Dhaweeye Darawal screenshot 20
Dhaweeye Darawal screenshot 21
Dhaweeye Darawal screenshot 22
Dhaweeye Darawal screenshot 23
Dhaweeye Darawal Icon

Dhaweeye Darawal

TABAARAK ICT SOLUTIONS
Trustable Ranking Icon인증완료
1K+다운로드
12MB크기
Android Version Icon5.1+
안드로이드 버전
1.1.37(01-02-2024)최신 버전
4.3
(3 리뷰)
Age ratingPEGI-3
세부 정보리뷰버전정보
1/24

의 설명 Dhaweeye Darawal

Qaabka is diiwaangalinta


-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.

-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.


Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye


1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.

2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.

3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.

4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.

5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.

6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.

8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.

9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.

10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.

Dhaweeye Darawal - 버전 1.1.37

(01-02-2024)
다른 버전들
뭐가 새롭나.UI improvements.bugs fixed

아직 평가나 리뷰가 없습니다! 첫 번째로 남겨 보세요

-
3 Reviews
5
4
3
2
1
Info Trust Icon
좋은 앱임을 보장합니다이 어플리케이션은 바이러스,멀웨어와 기타 악의적인 공격에 대한 보안 시험을 통과하였으며 어떠한 위험요소도 포함되어 있지 않습니다.

Dhaweeye Darawal - APK 정보

APK 버전: 1.1.37패키지: com.dhaweeye.driver
안드로이드 호환: 5.1+ (Lollipop)
개발자:TABAARAK ICT SOLUTIONS개인정보보호정책:https://dhaweeye.com권한:22
이름: Dhaweeye Darawal크기: 12 MB다운로드: 180버전 : 1.1.37출시 날짜: 2024-03-22 05:39:16최소 스크린: SMALL지원되는 CPU:
패키지 ID: com.dhaweeye.driverSHA1 서명: 14:2C:67:64:B8:38:4C:D1:03:8C:F8:1D:EA:0F:B2:55:BB:83:59:0E개발자 (CN): Android단체 (O): Google Inc.로컬 (L): Mountain View나라 (C): US주/시 (ST): California

Dhaweeye Darawal의 최신 버전

1.1.37Trust Icon Versions
1/2/2024
180 다운로드11.5 MB 크기

다른 버전들

1.1.36Trust Icon Versions
30/8/2023
180 다운로드7.5 MB 크기
1.1.30Trust Icon Versions
6/8/2023
180 다운로드7.5 MB 크기
1.1.20Trust Icon Versions
18/4/2023
180 다운로드7.5 MB 크기
1.1.18Trust Icon Versions
10/3/2023
180 다운로드6 MB 크기
1.1.12Trust Icon Versions
27/1/2023
180 다운로드6 MB 크기
1.1.10Trust Icon Versions
13/1/2023
180 다운로드6 MB 크기
1.0.96Trust Icon Versions
27/12/2021
180 다운로드6 MB 크기
1.0.95Trust Icon Versions
5/12/2021
180 다운로드6.5 MB 크기
1.0.92Trust Icon Versions
24/8/2021
180 다운로드5 MB 크기

동일 카테고리의 앱

좋아할 만한 것...